Meydka Nin si xun loo dilay oo saakay lagu arkay magaalada Muqdisho

Waxaa saakay meydka nin dhalinyaro ah oo si xun loo dilay lagu arkay xaafada Sarkuusta oo ku dhaw Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa saakay arkay meydka ninkan dhalinyarada ah oo xarig qoorta uga xirnaa sidoo kale indhaha cimaamad looga duubay, lamana oga ilaa hada cida dilkaasi ka dambeesay. Meydka ninkan dhalinyarada ah … Continue reading Meydka Nin si xun loo dilay oo saakay lagu arkay magaalada Muqdisho